User:Mrsomalia
TAARIIKHDA GENERAL Mohamed Hussein Mohamed oo ku geeriyooday Magaalada muqdisho manta oo aay taariqda tahay 28-8-2020. Generaal Maxamed Hussein Mohamed waxa uu ku dhashtay magaalada muqdisho sanadki 1960kii waxa uuna wax barashada dugsiga hoose dhexe iyo sare ku qaatay magaalada muqdisho ka dibna waxa uu wax barasho ciidan u tagay dalki soviet ka asaga oo ku soo bartay culuumta militariga ka dibna 1985ti waxa uu ku soo laabta magaalada Muqdisho waxa uuna ka mid noqday saraakiishi ciidan ka Somalia asaga oo ka soo shaqeeyey gobolo badan oo dalka Somalia ah. 1991ki marki uu dagaal kii sokeeye qarxay waxa uu u qaxay Dalka Finland oo uu ku noola ila sanad kii 2002di. Waxa uu ku soo laabtay Dalka Somalia marki Dowladi carta la soo dhisay waxa uuna la soo shaqeyey Dowladihi Dalka ka dhismay wixii ka danbeyey waqitaas Dowladi carta Dowladi Shiiq shariif tii Xasan Shiiq iyo Dowlada Farmaajo waxa uu si saaid ah uga qeyb qaatay in laga adkaado Xarakada al-shabaab iyo dad ka nabad diidka ah ee hor taagan nabad galyada iyo qaranimada Dalkeena Somalia waxa uuna mar walba naftiisa qatar u galin jiray in Dalkiisa uu noqdo mid guuleesto Allaha u naxariiste Jeneraal ka ayaa ifka waxa uu uga tagay 8 caruur oo uu dhalay iyo xaas.sidoo kale Jeneraalka ayaa ahaa nin naxariis iyo ehel jecel waxay ii sheegtay mar aan wareestay gabar uu abti u yahay oo la yidhaa Duniya Diamond ka dib marki aabahed iyo hooyadeed aay geeriyodeen ayagoo yar in uu ahaa abtigeed nin kii bar baarshay ayada iyo afar gabdhood oo la dhalatay una dhoofshay dalka finland oo uu ku noola sidoo kalena waxa aay ii sheegtay in uu ahaa nin alle ku xiran oo salaada iyo qeyrka dad ka farra allaha u naxaristee Jeneraal ka ayaa u dhashtay Beesha Dir surre Qubeys .
Content Disclaimer
Informasi ini disarikan dari Wikipedia dan disajikan kembali untuk tujuan edukasi. Konten tersedia di bawah lisensi CC BY-SA 3.0. Kami tidak bertanggung jawab atas ketidakakuratan data yang bersumber dari kontribusi publik tersebut.
- The information displayed on this website is sourced in part or in whole from Wikipedia and has been adapted for the purpose of restating it. We strive to provide accurate and relevant information, however:
- There is no guarantee of absolute accuracy. Wikipedia is an open, collaborative project that can be edited by anyone, so information is subject to change.
- It is not intended to constitute professional advice. The content displayed is for informational and educational purposes only. For important decisions (e.g., medical, legal, or financial), please consult a professional.
- Content copyright. Wikipedia is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License (CC BY-SA). This means that content may be reused with appropriate attribution and shared under a similar license.
- Responsible use. Any risk arising from the use of information from this website is entirely the responsibility of the user.