User:Aargoof
Aargoof
waakuma Argof maxamuud cabdulaahi Aargoof wuxuu ku dhashay deg mada hadaaftimo ee gobolka sanaag abaaraha sanadkii 1987 bishii October 21keedii hooyadii waxaa ladhahaa sahro yuusuf guuleed uurcad waxaa ladhashay Aargoof sadexwiil inkastoo labo dhinteen alla hawnaxriistee waxaa nool hal wiil oo ay isku hooyo iyo isku aabe yihiin waxa kaloo ladhashay ilaa 20 tan wiilal iyo gabdho ah oo ay isku aabe yihiin kuna kala nool soomalia maxamuud wuxuuna Ku soo bar baaray waxna Ku bartay magaalada boosaaso ee gobolka bari wuxu wax Ku bartay dugsiga hoose dhexe ee xaaji mire wuxuuna dugsiga sare kaga baxay isla boosaaso Aargoof runtii waa nin dhalin yaro ah oo aad u fur furan lehna hami fog waa nin khabiir Ku ah siyaasada somalia gaarahaana tan puntland Aargoof waa nin le cilmi aad ufarabadan waa nin sheekabadan sheekadiisuna Ku salaysan tahay cilmi sida diinta ereyada kasoo baxa afkiixa waa in uu hubiyo inay diintu ogo shahay iyo in kale waayo waxaa jira erayo badan oo dadku iska dhahaan hadana denbe iga yimaado Aargoof runtii waa nin aad uneceb fikirka ururada argagixisada sida alqacida daacish shabaab iyo fikirada lagu daadinayo dhiiga islaamka wuxuuna kashaqeeyaa horumarinta danyarta reer puntland Aargoof wuxuuna tobankii sano ee ugu danbeeyey ka shaqeynayey ama bulshada deer puntland ka dhaadhucinayey in puntland laga helo maamul cadaalad ugu adeega bulshada aadka u tabaryar maamulkuna isu bedelo xisbiyada badan si looga boxo qabiilka waayo waxaa jirey dhalin fara badan oo dalka ka tahruibiyey markay arkeen sida puntland ay maalinba maalinta ka danbaysa ay noqonayso maadama qabiil hareeyey xataa maamulkeedu uu Ku dhisan yahay nidaamka qabiilka ama 4.5 hadaba nidaamkan ayaa ah mid ragaadiyey bulshada reer puntland hada Aargoof oo labax General Aargoof ayaa qaba fikir ah in uu qabto hogaanka puntland 17 sano kadib waxaana uu jecel yahay in puntland isu bedesho nidaamka one man one vote waana nidaamka keliya ee puntland Ku gaari karto cadaalad horumar iyo baraare waxaana uu ka cod sanayaa qofkasta oo jecel horumarka baraaraha iyo narwaaqada puntland in ay hacan kasiiyaan siduu hamigiisu u hirgeli lahaa runtii General Aargoof waa nin daacada ah na puntlander dhaba fadland kala shaqee horumarka dalkaaga daskaaga diintaada General Aargoof
Content Disclaimer
Informasi ini disarikan dari Wikipedia dan disajikan kembali untuk tujuan edukasi. Konten tersedia di bawah lisensi CC BY-SA 3.0. Kami tidak bertanggung jawab atas ketidakakuratan data yang bersumber dari kontribusi publik tersebut.
- The information displayed on this website is sourced in part or in whole from Wikipedia and has been adapted for the purpose of restating it. We strive to provide accurate and relevant information, however:
- There is no guarantee of absolute accuracy. Wikipedia is an open, collaborative project that can be edited by anyone, so information is subject to change.
- It is not intended to constitute professional advice. The content displayed is for informational and educational purposes only. For important decisions (e.g., medical, legal, or financial), please consult a professional.
- Content copyright. Wikipedia is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License (CC BY-SA). This means that content may be reused with appropriate attribution and shared under a similar license.
- Responsible use. Any risk arising from the use of information from this website is entirely the responsibility of the user.